Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mustafacumar on December 30, 2017, 08:59:03 PM

Title: Su'aal: Xanuunka loo yaqaano "Abscess"?
Post by: Mustafacumar on December 30, 2017, 08:59:03 PM
ASC, Dr'e waxaan rabaan in aan wax badan ka go'aado xanuunka loo yaqaan Abscess sorry Dr.'e Af-Soomaaligiisa ma aqaan xanuunkaan maxaa sababa sideed lagu dawaynkaraa, noocyadeese u qayb samaa. Mahadsanid
Title: Re: Su'aal: Xanuunka loo yaqaano "Abscess"?
Post by: CilmiSabca on January 04, 2018, 02:03:56 AM
Abscess( ab sess) waa Malax (Pus) laakiin waxyaabaha ay malax ahaan ugu jirto wey noocyo badan yihiin, noocee ayaad dooneysaa in aad wax ka ogaatid?
Malaxda Sambabada
Malaxda Caloosha?
Malaxda Fiskoolada (dabada)?

Iyo qaar kale oo badan.