Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdikaadir on May 02, 2015, 12:30:00 PM

Title: Su'aal: Ma loo isticmaali karaa semen leakage daawadan?
Post by: Abdikaadir on May 02, 2015, 12:30:00 PM
Marka hore waan idin salaamayaa dhamaan shaqaalaha websitka iyo inta ku xiranba waxaan marmarka qaar dareema markaan socdo semen leakage dhakhaatiir badan waan u tagey wax isbadal ahna mahaayo waxaan kaloo dareema marmarka qaar intabadan maaa'ah hamo yaraan markaa baaritaan dheer oo aan internetka ka seemeeyay in daawooyin herbals loo isticmaali karo markaa ma;isticmaali karaa daawooyinkan Shilajit and NF Cure capsules wax effect ah ma'igu sameynayaan hadaan isticmaalo?
Title: Re: Su'aal: Ma loo isticmaali karaa semen leakage daawadan?
Post by: Abdikaadir on May 04, 2015, 08:50:18 PM
ok maxaa u xal ah semen leakage, dhakhaatiir  2 sano ayaan la xirirey, daawo antibiotic baan labadaa sano ayan isticmaalayay oo daashatey wax isbadal ahna kama haayo? hadaba si gaar ah dhakhter ma igu tilmaami kartaa wll please.
Title: Re: Su'aal: Ma loo isticmaali karaa semen leakage daawadan?
Post by: SomaliDoc on May 05, 2015, 12:49:41 AM
Badanaa warbixinada lagu soo daabaco website-yada xayaysiiya daawooyinka dabiiciga ah qaar badan ayaanan waxba ka jirin oo ganacsi ahaan loo qoraa, ka digtoonow arintaan.

Laakiin waxaa intaa ka muhiimsan, takhaatiirta aad ugu tagtay xanuunka, maxay kaa baareen, cilladane maxay ku sheegeen, baaritaanada aad samaysayne maxay ahaayeen?

Fadlan la xiriir takhtar "Urologist" ah oo ku takhasusay xanuunadaan, midda kale antibiotic laguma daaweeyo semen leakage!!!