Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Yufle on April 05, 2015, 11:14:33 AM

Title: Su'aal: Manidaydii oo ka soo guurtay dhabarka?
Post by: Yufle on April 05, 2015, 11:14:33 AM
asc waa cumar warsame oo jooga hargiesa waxaa waydiinayaa dr ka su aal ku saabsan dhinaca taranka waxaad mooda in manidaydii ka soo guurtay dhabarka oo u soo guurtay gumaarka hoostiisa taasi oo marka aan fadhiyo ama aan jiifo saqadhaysa ama qudhudhuc leh waliba xiliyada  kacsiga marka ana jiifsadona xitaa hadii aan kacsi jirin u shubmayso dhinaca kelida aan u jiifo marka aan iska rogona usoo shubmasa dhincii kale ee aan u jeefsaday kana soo shubmaysa dhinicii kelidii aan markii hore u jiifay ee ay ushubantay sanqadh samaynaysa qudhudhuc ah markasta oo aan is rogo dhowr jeer biyo baxuna ad buu igu badan yahay oo biysh waa buu tufaya markaasi su aash iiga jawaab dictor mahasanid
Title: Re: Su'aal: Manidaydii oo ka soo guurtay dhabarka?
Post by: SomaliDoc on April 07, 2015, 04:07:37 PM
Manida dhabarka meel ay ku aruursan tahay oo ka soo guurto ma jirto, midda kale mani meel fadhiisata oo dhinac killi aadayso, shanqarne samaysa iyadane ma jirto ee waxaa dhici kara in ay cillad kala tahayee fadlan la xiriir takhtar si laguu baaro.