Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Wacyi Galinta => Topic started by: Mohamed yasiin on July 03, 2020, 09:44:16 PM
-
Asc walaalaha dhaqaa tiirta Somaliyeed waxaan Ku noolahay Germany
Waxaan qabaa biyo baxa dag daga ah dhowaan guursaday cililadaan 2010 gabar Ku kala tagnay
Dhaqtar u tagay u sheegay xaala dayda waxa uu Ii sheegay %1 dadka dunida jooga ayaan qaba Ee waa cadi kaniiniyaal buu Ii soo qoray oo yiri cun
Ilaa hada Waxba igamay Tarin Viiagara Ii qor Ma dhahaa mise idinkaa xal kale Ii sheegaya
Viagara sidaan maqlay xal keeni mayso inay kasii darto mooyee