Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: H.ismailson on September 20, 2019, 07:51:45 PM

Title: Su'aal: Caadaysiga siigeysiga indhaha ma saameysaa?
Post by: H.ismailson on September 20, 2019, 07:51:45 PM
Asc. Suashaydu waxay tahay waxad sheegtay caadaysiga siigaysiga in waxyabaha laga dhaxlo aya ka mid tahay caad indhaha ku samaysma.
Faahfaahin dheeraad ah iga sii
Sida loo daweyo, hadi u wado leeyahay iyo wixi talo ah aad iga siin karto.
 mahadsanid dhamantin