Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Raanow on August 05, 2016, 07:22:05 PM

Title: Su'aal: Dibinta hoose oo nabar ku yaalo?
Post by: Raanow on August 05, 2016, 07:22:05 PM
Dr waxaa jirta Dibinta hoose ayaa 4sano nabad ku yaalo Dhaqtar waliba waan tagay Dawo ayuu isoo qoraa hadana kuma reeysto Dr waan hayaa Waraaqaha Dr-ka

inaad iga talo siisaan ayaan u baahanahay
Title: Re: Su'aal: Dibinta hoose oo nabar ku yaalo?
Post by: SomaliDoc on October 02, 2016, 08:42:14 PM
Nabarradu way kala duwan yihiin, isku waxne ma keenaan ee fadlan la xiriir dhakhtar ku takhasusay cudurrada maqaarka.