Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Kaatib on February 10, 2024, 01:28:28 PM

Title: suaal
Post by: Kaatib on February 10, 2024, 01:28:28 PM
Waad mahadsantihiin dhamaan bahda Somalidoc sida aad ugu adeegeysaan waxaan Rabaa inaad iiga jawaabtaan Maxaa ka dhaxeeyo gaaska iyo kalyo xanuunka ? waxaan isku arkay marwalbo gaas I qabto in kilida midig i xanuuneyso waxaan isa saaray iskaan wasaq ayaa kugu jirto ayaa lagu yiri biyo badan ayaan cabaa kaninini cystone ayaan qaata lkn waxan fahmi waayy xilliga gaaska I qabto in kilida I xanuuneeso hadan wax cuno aan fiicnanaayo!
Title: Re: suaal
Post by: SomaliDoc_ on March 31, 2024, 11:20:18 PM
(http://s01.flagcounter.com/mini/ezoj/bg_FFFFFF/txt_dddddd/border_ffffff/flags_1.jfif)