Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ahmed_Carab on January 21, 2019, 01:49:40 PM

Title: Su'aal: Cuntooyinka lagu kariyo korontada?
Post by: Ahmed_Carab on January 21, 2019, 01:49:40 PM
Asc.. bacda salaam.. su'aasheyda waxey tahay: wax caafimaad daro ah malaga qaadi karaa cuntooyinka lagu kariyo korontada?
Title: Re: Su'aal: Cuntooyinka lagu kariyo korontada?
Post by: SomaliDoc on September 08, 2019, 05:35:11 PM
Maya wax saameyn ah kuma lahan cunnada inta hadda la ogyahay, dhibne lagama qaado.