Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mohamedalhashi on April 21, 2015, 03:26:34 PM

Title: Su'aal: Muddo intee la eg ayay siigadu dhibaato ku keentaa?
Post by: Mohamedalhashi on April 21, 2015, 03:26:34 PM
Asc marka hore dhakhtar aad iyo aad ayaan ugu farax sanahay sida aad ugu adeegayso umada waa alhashi jooga italy...1 suaal ayaan doonayaa dhakhtar...,  Masturbation ka ma la joojin karaa isla markaana mudo intee le'eg ayay ugu keentaa caafimaad daro jidhka hadii la wado. Plze I need this answers mahadsanid
Title: Re: Su'aal: Muddo intee la eg ayay siigadu dhibaato ku keentaa?
Post by: SomaliDoc on April 25, 2015, 12:50:42 PM
Ma jirto muddo xadidan oo la dhihi karo intaa hadduu qofka wado dhibaatada ayaa ku billaabmayso, laakiin waxa la isku waafaqsan yahay ayaa ah in kullamaa muddada la sameeyo cadadaan ay dheeraato kullamaa halista ay badanayso.
Fadlan halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan su'aashaada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2209.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2209.0.html)