Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Farhanfanka1 on April 22, 2015, 11:53:32 AM

Title: Su'aal: Goorma ayay dumarka uur qaadi karaan?
Post by: Farhanfanka1 on April 22, 2015, 11:53:32 AM
asc doctor waxan qabaa su,aal taasoo ah goorma ayey dumarku uurqaadaan xiligeese ugu badan ee ay qaadaan oo lootagaa xaaska si loogu dadaalo in ubad lahelo ilatali doctor mahadsanid.
Title: Re: Su'aal: Goorma ayay dumarka uur qaadi karaan?
Post by: SomaliDoc on April 25, 2015, 01:30:00 PM
Jawaabta su'aashaada halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5405.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5405.0.html)