Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mrashaad20 on June 28, 2017, 03:31:12 PM

Title: Su'aal: Caleenta Shaaha ee Chineska?
Post by: Mrashaad20 on June 28, 2017, 03:31:12 PM
asc wr wb Dr waxaan rabaa inaan idin weydiiyo caleenta chineska ama chine tea oo noocyabadan ah wax side affective miyeey leedahahay waxaa ku qoran natural mid kilyaha mid lafaha mid wadnaha nooc walibo ayeey soo sameeyeen wax miyaa ka jiro ani hada waxaan isticmalaa tan slim tea ay dhahaan oo la isku caateeyo dad dhahayo mindhicirada iyo beerka ayeey waxyeeleysaa waan arkay lkn wax xaqiiqo ah wali ma hayo caloosha ayaa igu socoto markan cabo oo biyo badana kadaba cabo... teamka somalidoc waxaan jeclaan lahaa inaad research ka sameysaan oo inala wadaagtaan Mahadsanidiin runtii aad ayaan idin kaga mahad celinaa waqtigiina qiimaha badan aad inala wadaageysaan Mahad ha idin gaarto.
Title: Re: Su'aal: Caleenta Shaaha ee Chineska?
Post by: SomaliDoc on April 22, 2018, 01:28:41 PM
Shaaha shiinaha waa caleemo dhir oo kala nuuc ah, dhirtaas kala duwan ayaa la sheegaa midba inay u fiican qeyb caafimaadka ka mid ah, way jiraan qaar cilmibaaris lagu sameeyo iyo qaar aan la aqoon, marka waxaa haboon shaaha aad isticmaalaysid dhirta ay ka samaysan tahay inaad noo sheegtid si aan talo kaaga siinno haddii waxtarkeeda horay loo baaray iyo in kale.