Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Sabaax143 on January 31, 2017, 07:02:31 PM

Title: Su'aal: Kabaabyo muddo afar sano ah?
Post by: Sabaax143 on January 31, 2017, 07:02:31 PM
Asc wan idin salamay waxan idin weydiinlahaa waxan isku arkay mud 4sano ku dhawaad kabaabyo oo Mar hal far baa ikabaabyoneysa Mar hal jilibka Mar madaxa oo second bey iheyneysaa walina dhaqtar umantakin plz jawaab
Title: Re: Su'aal: Kabaabyo muddo afar sano ah?
Post by: SomaliDoc on June 13, 2017, 11:00:38 AM
Wax badan oo kala duwan ayaa kabaabyada keeno ee ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1747.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1747.0)