Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Caliqadar on May 12, 2020, 10:27:07 AM
-
Dhabar xanuun
waad ku mahadsantihiin sida wanaagsan ee aad bulshadiina ugu caawineysaan
Aniga waxaan ka cabanayaa dhabar xanuur dhabarka ilaa barida hoosteeda , fadhigeyga wuu badan yahay oo shaqadeydaa ah Fadhi
dhaqaatiirta sharafta leh waxaan ka codsanayaa in daawoon aan isticmaalo ii sheegaan talo wanaagsana i siiyaan
Mahadsanidiin