Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Amranqaaali on June 10, 2017, 10:30:49 AM

Title: Su'aal: Xaas baan ahay, waana caajisanahay?
Post by: Amranqaaali on June 10, 2017, 10:30:49 AM
Asc doctor waxa raba ina su.al ku weydiyo dhanka cafimadkeyga doctor xaas ban ahay wan cajisanhy madax layga qabta boga i xanuno mar mar daalna waa darema anigo soman waa lalabona marki afur lagaro cunto ma cuni karo lalabo dartey waqtiga caadada wali lama garin uura iska baray negtive ayu iso qoray xiliga caadada waxa ka dhiman daal lalabo madax xanun boga xanun muxu noqon kara Jazakallah doctor
Title: Re: Su'aal: Xaas baan ahay, waana caajisanahay?
Post by: SomaliDoc on February 23, 2018, 07:49:10 PM
Allaha ku caafiyo...

Haddii aad isku aragtid lalabo, madax xanuun, caajis badan iyo daal murqaha ah waxay tilmaan u noqon kartaa in caabuq caloosha uu jiro, marka waxaa haboon inaad saxarada iska baartid si laguu daaweeyo.

Caabuqayada caloosha ku dhaco ee leh calaamadahaan waxaa ugu horeeyo Ambeebaha ee ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=8331.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=8331.0)