Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Yoome on July 25, 2017, 09:09:21 PM

Title: Su'aal: Farqiga hysteriayada iyo xanuunada kale?
Post by: Yoome on July 25, 2017, 09:09:21 PM
asc dhamaan dhakhatirda sharafta leh ee ka hawlgalo webkan
waxaan uu bahna in fahfahin yar layka siiyo habka ugu fudud ee lagu kala sari karo hysteriyada iyo cudurada kale qalalka?
mahadsanidin
Title: Re: Su'aal: Farqiga hysteriayada iyo xanuunada kale?
Post by: SomaliDoc on May 23, 2018, 09:35:09 AM
Hysteria waxa ay tahay iyo siyaabaha lagu fahmo ka baro qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6005.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6005.0)