Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mohamed Abdirizak on August 10, 2016, 01:42:29 PM

Title: Su'aal: Suul dhuuqista ama nuugista?
Post by: Mohamed Abdirizak on August 10, 2016, 01:42:29 PM
SC dhamaan asxaabta

salan kadib waxan aragnaa inta badan caruurta yaryarkaa oo suulkooda nugaya ama marmarka qaar dadka  waawayn laftirkoodaba
hadaba su'aashaan qabo waxay tahay ma caafimaad baa ugu jira nuugistaas wax dhibaato ahna  ma uleeyahay ?

mahdsanidiin
Title: Re: Su'aal: Suul dhuuqista ama nuugista?
Post by: SomaliDoc on October 13, 2016, 09:37:50 AM
Warbixin faahfaahsan oo ku saabsan suul nuugista ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6584.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6584.0)