Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Wacyi Galinta => Topic started by: SomaliDoc on April 03, 2016, 11:38:00 PM

Title: Babaayga iyo Caafimaadka laga helo
Post by: SomaliDoc on April 03, 2016, 11:38:00 PM
(http://somalidoc.com/Topics/babaay.png)

Babaaygu waa faakiho aad u macaan, lagana helo wadamo kooban oo lagu qiyaaso tiradooda 17 wadan, kuwaasoo ku yaalo dhulalka kuleelaha.

Soomaaliya waxay ka mid tahay wadamadaas fara-ku-tiriska ah ee babaaygu ka baxo.

Geedka babaaygu wuxuu jirka u leeyahay faa'idooyin nafaqeed iyo mid caafimaad intaba, waxaana halkaan ku soo koobi doonnaa 10 waxtar caafimaad oo la xaqiijiyay:

Babaaygu waa cunno nafaqo leh, nafta u roon, caafimaadkane kobciyo, wadankeenane laga helo ee aan ku dadaalno.

Akhriso Caafimaadka Qaraha / Xabxabka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5841.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5841.0)

Haddii aad su'aalo caafimaad ah qabtid iigu soo dir qeybta su'aalaaha: http://somalidoc.com/smf/index.php?board=31.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?board=31.0)
http://somalidoc.com (http://somalidoc.com)
Title: Re: Babaayga iyo Caafimaadka laga helo
Post by: SomaliDoc on June 08, 2017, 04:20:33 PM
Faa'idooyinka oo muusku leeyahay: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7215.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7215.0)