Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ahmed15 on August 28, 2015, 12:05:44 PM

Title: Su'aal: Ninka doonaayo inuu aad u adkeeyo xubintiisa taranka?
Post by: Ahmed15 on August 28, 2015, 12:05:44 PM
waxaan wax ka waydiinayaa Dr maxaa u dawo ah ninka marka uu doonaayo inuu aad u adkeeyo xubintiisa taranka bal taa ka soo waran Dr ninka 3 xaas leh
Title: Re: Su'aal: Ninka doonaayo inuu aad u adkeeyo xubintiisa taranka?
Post by: SomaliDoc on August 30, 2015, 07:04:17 PM
Ahmed, ka faaidayso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5846.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5846.0.html)