Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ilyas Abdikarim on May 28, 2017, 07:12:44 PM

Title: SU'AAL: JILBAHA IYO KALAGOOYSYO XANUUN?
Post by: Ilyas Abdikarim on May 28, 2017, 07:12:44 PM
Dr marka hore waan kusalaamayaa salaan kadib Dr waxaan isku arkaa jilbo xanuun zaaid ah mararka qaar markaan socdo sidi in laf jabantahay ayey u dhawaaqeysaa wax jug ahna majirto sidookale xusulka gacanta saas oo kale ayuu ii xanuuna wuuna dhawaaqaa markaan kor utaago asna jug majirto hadana inee jabantahay cml ayaan dareemaya mana jabno Dr adoo mahadsan arinkaa wax iga Dhwh mahadsanid
Title: Re: SU'AAL: JILBAHA IYO KALAGOOYSYO XANUUN?
Post by: SomaliDoc on December 21, 2017, 02:16:13 PM
Kalagoysyada oo ku xanuuna, shanqarne yeesha iyadoo aysan jug ku gaarin waxay tilmaan u tahay xanuunka "Arhtirits", wixii faahfaahin xanuunkana ku saabsan, astaamaha kale ee lagu garto iyo waxyaabaha keeno ka akhriso ling-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,403.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,403.0.html)