Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdikarim Mahamud Abdi on May 28, 2017, 07:08:45 PM

Title: Su'aal: Dhiig Afka ka yimaado?
Post by: Abdikarim Mahamud Abdi on May 28, 2017, 07:08:45 PM
Suasheyda waxa ay thy dhiig Afka ka yimaado ayadoo aanan nabar ku oolin inta badan waxa isku arka af hur maxa sababa Mahadsanidin  SomaliDoc
Title: Re: Su'aal: Dhiig Afka ka yimaado?
Post by: SomaliDoc on December 21, 2017, 02:12:32 PM
Dhiig afka ka yimaado nabar la'aaan waxay u badan tahay inuu ciridka ka socdo, waxaana keeni karo in Vitamin C-ga kugu yar yahay ama ciridku uu jiran yahay, akhriso qoraal ku saabsan cirid xanuunka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1409.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1409.0)