Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mumtaz Mohamed on October 28, 2016, 12:09:43 PM
-
smc dector
waxaan rabay inaan ku waydiiyo markasta oo aan hurdo kasoo tooso waxaan soo kacaa iyadoo margiyadu i xanuunayaan barkimo dheer kuma seexdo ama maba barkima dhaco hadana cilladaasaa in muddo ah ba i haysatay marna hal margi marna labada margi illaa qoorta ayaa i xanuunaysa tolow waa maxay cilladaasi.
-
Waxaa fiican in laguu fiirsado marka aad jiifto, dad baaa ilko jiririqiyo ama naqaska ku dhagaa ama murqaha qoorta geejiyo intaasba way keenaan margiyo xanuunka.