Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Baasaale1515 on July 14, 2015, 03:41:19 PM

Title: Su'aal: Maxaa xabadka god ka dhigo?
Post by: Baasaale1515 on July 14, 2015, 03:41:19 PM
Su'aal: Xabadka oo god zaa'id ah,
Title: Re: Su'aal: Maxaa xabadka god ka dhigo?
Post by: SomaliDoc on July 18, 2015, 02:40:02 PM
Xabadka halkuu god ka yahay? Goormaane isku aragtay? Wax calaamado kale oo aad dareemayso ma jiraan?