Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Saleeban Axmed on October 02, 2015, 04:25:26 PM

Title: Su'aal: Waan naxaa markaan hawl aanan hore u qaban jirin qabanayo?
Post by: Saleeban Axmed on October 02, 2015, 04:25:26 PM
Mhdsanidiin dhaqatirta jsakhl khyr wll hadi suaalhyga hore loga jawaby rali ahada waxan  arg meel an ka akhriyo sualha waan naxaa markn hwl anan hore u qban jirn qabnyo hormones ayaa la sii dayaawax yeelo ma igu yeelnysaa sideensr isga daweeyaaa
Title: Re: Su'aal: Waan naxaa markaan hawl aanan hore u qaban jirin qabanayo?
Post by: SomaliDoc on October 05, 2015, 11:40:31 AM
Warbixin dheeraad ah naga sii howsha aad ka naxayso waa noocee?
Haddii aad ka naxdidne qaabkee ula tacaashaa?