Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Run on December 05, 2016, 07:36:48 PM

Title: Su'aal: Baaritaanka thyroid-ka?
Post by: Run on December 05, 2016, 07:36:48 PM
waxaan rabaa dhaqtar inaan ogaado  waxaa la iga qaaday dhiigaa ka badisay resulting ii Ayaan helay  saan buunsho ahaa
TSH      0.74
FT4       10.68
FT3        ------
Marka waxaan idin ka codsan inaad iga jaahil bixisaan kolay beri subax insha allah Ayaan dhaqtarka jawaabta u gayne


jizaakumullah qayran


walaashiin    ummu mahamed
Title: Re: Su'aal: Baaritaanka thyroid-ka?
Post by: SomaliDoc on January 09, 2017, 04:37:32 PM
Jawaabtaasi waa sax, wax dhib ah kama muuqdo waa haddii heerbeegga la isticmaalay uu yahay ug/dl
Midda kale, baarista mid baa ka dhiman (T3).