Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Endzok on May 02, 2016, 12:58:16 AM

Title: Su'aal: Gynecomestia (enlarge breasts)?
Post by: Endzok on May 02, 2016, 12:58:16 AM
Asc asxabta iyo dhakhaatiirta
Waxan rabay inaad idin weydiiyo
Maxaa keena naasaha ragga oo soo fuur-fuuro ama barara
Afka hore ee naasaha ayaa bararan wax xanuun ahna iguma hayo mar marka qaarkoodana markan xantoodo wey dagaan oo sideydi hore ayey noqdaan
Lkn waxan layaabanahay waxa keenay waxab
Marka maxaa lagu xalin karan

                              Mahadsanidiin
                   
Title: Re: Su'aal: Gynecomestia (enlarge breasts)?
Post by: SomaliDoc on May 22, 2016, 07:27:59 PM
Qoraalkaan ka akhriso jawaabta su'aashaada: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5855.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5855.0)