Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Xuseendhool on October 31, 2015, 07:03:57 PM
-
Dhakhtirta qiimahale waxaan waydiinayaa sual la xidhiidha sigaysiga waxaan siigaysanayay dudo dheer iminka waxaa ixanuunta carjowda barida iyo murqaha somaliana waan joogaa waxaan u baahanahay dhakhaatiirtu somalidoc madama ay ciladdan udhuun daloolaan inay talo iyo daawoba iga caawiyaan dhakhaatiitu waana mahadsantihiin
-
Dhakhaatiirta wali wax jawaab ah idin kama hayo aad ayaan ugu faraxsanahay inaan jawaabtiina helo
Allaa mahadle
-
Astaamaha aad tilmaantay way keentaa sigeysiga, daawaduna waa in aad joojisaa.
Halkaan ka akhriso waxyeellada kale ee ay caadadaan keento iyo siyaaha loola tacaalo, Akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2209.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2209.0.html)