Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Hassan Hussein on April 04, 2016, 03:11:24 AM

Title: Su'aal: Murqaha garabka ayaa aad i xanuuna?
Post by: Hassan Hussein on April 04, 2016, 03:11:24 AM
dictore adbad kaga mahad naqayaa sida wanagsan ee ad dadkaga ugu faaideyso jasaka alah waxa weyey su aasheydu waa murqaha garabka ayaa aad i xanuuna siiba markan socdo iyo dhamaan waliba qeybta saree jidhka marka waxa sababaan raba iyo xanuunka uu yahey
Title: Re: Su'aal: Murqaha garabka ayaa aad i xanuuna?
Post by: SomaliDoc on April 12, 2016, 04:20:58 PM
Qoraalkaan akhriso oo ka faa'idayso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3430.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3430.0)