Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Dalmaryusuf on December 23, 2017, 08:46:34 AM
-
Asc,
Marka hore waxaan rabaa inaan u mahadnaqo dhaqaatiirta SomaliDocs sida quruxda badan ee cilmiyeysan ee ay uga qeyb qaadanayaan kor u qaadida aqoonta bulshada Soomaaliyeed iyagoo waliba waqti badan ku bixinaya arinkaas, intaas ka dib waxaan rabaa inaan weydiyo dhaqaatiirta iyo cid kasta ee wax ka taqaana waxa loo yaqaan umuliso-biyaanka waxa uu yahay iyo khasaaraha bani-aadamka uu u geysan karo?
Mahadsanidiin.
-
Faahfaahinta ka akhriso casharkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,8933.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,8933.0.html)