Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Zakibetin on January 14, 2018, 02:04:27 PM

Title: Su'aal: Murqaha oo i dikaama?
Post by: Zakibetin on January 14, 2018, 02:04:27 PM
asc dhaman inta ku howlan haqabtirka dadka somaliyed iyo talo sinta.
waxan isku arkay malin kahor murqaha oo i dikama walib murqaha gacmaha inta suxulada kahoseyo iyo kala gosyada murqaha lugaha inta jilbaha kahoseyo wey i dikaman sida qof mel dher kaso lugeyay dhaxanta uma adkesan karo murqaha markey i dikamayan waxa mudo fog igubto kaadida walibo habenki dhowr mar ayan musqusha uso kaca kadi darted mar marka qar hada ano so kadiyay aya isla 2daqiqo gudahod kadi kale i qabata sometimes mesha shuunko ku yalo ila hareeraha waxan ka darema sida qof mudo kadi isku celinayo cml ayan ka noqda waxa kalo jirto fururyahay dabada aya waxa iga so baxay wax sida kaso bax oo kale wuna xeran yahay barar cml ayu kaso dheraday farurta futada  markan taabto wu i xanuna lkn sikasto an u fadhisto ima xanuno ee please sida ugu dhaqsiyaha badan igula taliya warbixin iga siya waxa i hayo
Title: Re: Su'aal: Murqaha oo i dikaama?
Post by: Akhaa Binu Jowhari on January 25, 2018, 10:59:12 AM

Fadlan, halkan ka akhriso xanuunada murqaha oo.dhamaystiran
muruq xanuun (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1436.0.html)


Sido kale cudurka babaasirka halkan ka akhriso.
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,891.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,891.0.html)
Title: fiskolo ama babasiir
Post by: Zakibetin on February 01, 2018, 06:00:12 PM
asc bahada dhaqatirta samafalka iyo somali weyn
waxan iskaga shikiyay babasir ama fistula
dabada aya hada kahor qebta muqato ee saxarada kaso baxdo aya qeyb kamid ah iso barartay xanuun ayey igu hesay markan tabto lkn dib ayey iskaga labatay anon dhaqtar u tagin xata an dawo isticmalin lkn 2 isbuuc kadib ayey hada meshi hore mel kaso horjeedo oo isla sidi oo kale iso barartay oo futada kaso dheratay xanun ti hore kadaran ayey igu hesa mana ahan mel buqsan wa barar so kustay marka babsir miya fistula miyaa..
saxarada wax dhig ah kuma arko lkn markan iska nadifinayo saxarad ad ayey ii xanuntaa mar marka qar salada ataxiyaadka markan u fadhiyo wan dareema xanun marka Dr waxan maxa waye babasir miya mise fiskolo.
waxan page kina youtube kadawaday babasir adinko ka hadlaya sawirka futada mesha so kusatay cml ayey ane iso kusatay ee sharaxad iga siya xanunka i hayo adinko mahadsan abalkina magudi karo alle ha idinku badalo wax wanagsan adun iyo akhiro wax an dadka kala cishono ayad noga so jawabtan kher ilah ha idin siyo.
Title: Re: Su'aal: Murqaha oo i dikaama?
Post by: Akhaa Binu Jowhari on February 02, 2018, 05:41:51 PM
Fadlan, linkigaan raax si aad u hesho sharaxaad aad u badan.http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5618.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5618.0.html)