Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mustafe Madoowe on January 21, 2018, 10:24:21 PM

Title: Su'aal: Xiniinta bidix waxay leedahay xidido waaweyn?
Post by: Mustafe Madoowe on January 21, 2018, 10:24:21 PM
marka hore wan ku salaamaya dictoore
salan ka dib
waxa rabaa inan ku weydiiyo su aal aan in muddo ah qabay tasoo ah,
  dictoore waxan ahy nin dhalinyaro ah oo 19 jir ah. waxan isku arkay in xininta bidix  ay yeelato mid xidido waaweyn leh ama burtuqyo marka dictoore waxn u malaynaya inu yahay varicocele .marka dictoorku wuxu igu yiri daaweyntiisu wa qalliin .qalliinkiisuna waxa la i sheegay inuu kharashkiisa fara badan yahay,mana awoodo kharashkaas marka dictoore maxa igula talin lahayd .
mahadsanid.
Title: su aal how can i increase my sperm without varicocele treatment?
Post by: Mustafe Madoowe on January 23, 2018, 01:04:53 PM
dictoore wad ku mahad santahay jawabtada lkn wan ogayahay inuu varcicocele yahay xanuunka laakin se ku siyaadin karaa shahwadayda anoo marin qalliin varicocele.
Title: Re: Su'aal: Xiniinta bidix waxay leedahay xidido waaweyn?
Post by: Akhaa Binu Jowhari on January 24, 2018, 12:10:14 PM
Walal, inta dhakhtarka kaaga soo kawaabin, su'ashada oo ah "sidee ku siyaadin karaa Shahwadayda"  ?
Bal aragtideeda kula wadaago adigoo mahadsan.
Halkan waxa kugu soo koobayaa waxyaabaha keena less sperm count.
Haddii Shahwadaa ay aad u yartahay, ama lagaa soo sheegay, ogow Shahwo yaraan dhib malahan, waxa ahmiyadda lasiinayaa (semen) ama xaawada tirsigeed heerka ay gaarsiisantahay iyo xawliga ama xawaaraha ay ku soconkarto inta ay ku qaadan karto si ay ula kulato ugaxaanta dumarka.
Semen-ku waxa loola jeeda Xaawo, oo ah unuga Eebe wax ku abuurah. Sidaas darteed, xaawadu waxa ay ka kooban tahay in kabadan 15 million per milliliter, si ay u bacrimiso ugaxaanta ama female egg-cell.


Taas way ka hoos mari kartaa ama Nuqsaan waa imaan karaa, waayo sababaha keeni kara in Xawada ay yaraato, aya ah sida tan
1-xaniiyaha heer kulkooda oo siyaado noqda
2-stress, sigaar cabista, cabista Alcohol, cadaadis wax kuu xiran aad la seexatid iyo cudurada lagu kala qaado Galmada (STI)
3-in aad ku qubeysato biyo kulul.


Ogow halkaan laguma soo koobi karo waxyabaha hoos u dhiga Xaawada.


Si aad u hesho increased sperm count.


Cun cuno isku dheellitiran
Cab biyo kugu filan
Samee jimicsi fudud
Cunooyinka lacuno haddii wax kaaga sheego sida, kalluunka, egg, khudradda, digirta ama wixi markaas aad heli karto kuu geli karo booska kuwa kor ku soo sheegay.
Iska ilaali in aad ku fariisati neelaha diiran sida kursiga driver-ka u dhow in aad caadiyeysato fadhigaas, iska ilaali in aad qaadato daawo dhakhtar kuu soo qorin.
Cun lawska, kabashka, IWM


FG: haddii aad qabtid VARICOCELE waxa uu kordhinayaa heerka ama darajada heerkuleed ee xaniiyaha waxa uuna keena low sperm. Marka si aad ugu la tasho dhakhtarkaaga iyo heerka aad marayso haddi khaliin ay noqoto.


Waxan kuu rajeynayaa caafimaad.