Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdisamadyare on September 17, 2018, 05:37:40 PM
-
asc dhamantin wllayaal finan ayaa wajiga iga soi baxa 8 bilood markuu midbaaba aba midkale aya iga soobaxa malmaha ugu horaysa wuu ikaaraa malx iyo dhig iskujir ah ayuu yeeshaa markuu jilco nabarku ayaan tuujiyaa kadibna wan rayastaa waxan qatat kinka dhogsasilin mudo ayaan kufiicnaaday kadibna wuu igu soo laabtay doc arintaas wamaxay jazkumulaahu khayr
-
Finanka wajiga ka soo baxa, waa kala nuuc waxyaabo badan ayaana keena ee ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2102.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2102.0)