Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abadirf on May 28, 2016, 08:33:08 PM

Title: Su'aal: Cudurka Bararisada?
Post by: Abadirf on May 28, 2016, 08:33:08 PM
Asc dhamaan daqaatiirta  halkaan jirta
waxaan waydiin lahaa daqaatiirta
Cudurka Bararisada .?
maxaase keena bararisada.?
Mahadsanidiin
Title: Re: Su'aal: Cudurka Bararisada?
Post by: SomaliDoc on June 05, 2016, 08:07:45 PM
Bararisada cudur noocee ah ayaad u taqaanaa? Gobollada soomaaliya magaca bararisada cudurro kala duwan ayay u yaqaanaa ee fadlan soo sheeg kan aad ka wadid.
Title: Re: Su'aal: Cudurka Bararisada?
Post by: Abadirf on June 17, 2016, 08:27:50 PM
Mahadsanid dr

Bararisada waxaan u aqaanaa in qofka Jirkiisa meel kamid ah bararto.
Inta badan gacmaha ayay gashaa. Badanaa faraha ayey jabisaa ama qaloocisaa qofka.
Inta badana waxaa lagu arkaa dadka godadka ama barkadaha ama dhagaxa jabiya. Lkn hadda cid walba si aan caadi ayay ugu dhacaysaa.

Title: Re: Su'aal: Cudurka Bararisada?
Post by: SomaliDoc on July 05, 2016, 11:46:17 AM
Ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7117.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7117.0)