Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mohamed12 on May 04, 2015, 10:58:20 AM

Title: Su'aal: Wajiga waxaa iiga yaal dhinco u eg qawid?
Post by: Mohamed12 on May 04, 2015, 10:58:20 AM
asc dhamaan bahda webkaan waa idin salaamay
salan waxaa qof dumar ah ayaa iidhahday ii waydii
cudurkaan aan isku arkay mudooyinkaan
waxay dhahday waxaa wajiga iiga yaalo dhibco cad cad oo u eg qawidka balse ka duwan
oo jacjaca dabeysha oo kale ah marka cudurkaas magaciisa iyo inla daaween karo
Mahadsanidiin
Title: Re: Su'aal: Wajiga waxaa iiga yaal dhinco u eg qawid?
Post by: SomaliDoc on May 07, 2015, 11:36:45 AM
Xanuunada mqaarka ku dhaco aragti ayaa lagu gartaa, wayna isku ekaan karaan, u sheeg gabadha in ay takhtar la xiriirto si loo ogaado waxa haya, halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan Qawidka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2313.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2313.0.html)