Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Nasrudiin on June 01, 2018, 10:40:51 AM

Title: Su'aal: Farqiga u dhaxeeyo dabaysha iyo Koolba aaryada?
Post by: Nasrudiin on June 01, 2018, 10:40:51 AM
Asc dhamaan waan idin salaamay bahda caafimadka somalidoc suaashaydu waxay thy qaybaha ay u kala baxdo cudurka dabaysha iyo mudada ay calaamadaha kaga soo ifbaxaan bukaha sida curyanimada? maxayse ku kala duwan yihiin kolba-aariyada iyo dabayshu?
Title: Re: Su'aal: Farqiga u dhaxeeyo dabaysha iyo Koolba aaryada?
Post by: SomaliDoc on December 30, 2018, 11:53:33 PM
Cudurka dabaysha iyo cillada koolba-aaryadu shaqo iskuma lahan waa laba xanuun oo kala duwan halkaan hoose ka akhris mid walba faahfaahinteeda:
1- Cudurka dabaysha: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1170.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1170.0)
2- Cudurka Koolba-aaryada: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5710.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5710.0)