Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Saciid145 on March 21, 2017, 10:18:45 PM

Title: Su'aal: Qanjirada Dhuutna oo Duleelo yeesha?
Post by: Saciid145 on March 21, 2017, 10:18:45 PM
Asc Dr waxaa rabaa inaa Ku weydiiyo waxaa qabaa Horta Dhagxaanta Dhuunta ka Yimaada. Yirid
 Labada qanjir ee dhuunteeda waxa ay yeesheen Duleell iyadoo Duleeladaas ay iga Soo baxaan Dhagxaanta yirid ka  Farta ayaana uga soo saaraa duleeledaas dhuunteeda ma la haan jirin dhawaana haan ayaan isku arkaye  maxaa keena arinkaa
Title: Re: Su'aal: Qanjirada Dhuutna oo Duleelo yeesha?
Post by: SomaliDoc on June 26, 2017, 10:00:13 AM
Duleeladaas waxay samaysmaan markii dhagaxaanta ku samaysmaa, akhriso qoraal faahfaahsan oo aan kaga hadalnay cilladaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2601.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2601.0)