Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: MAHAD CADDE on January 14, 2010, 11:06:38 AM

Title: Su'aal: KU SAABSAN CABISTA SHIISHADA
Post by: MAHAD CADDE on January 14, 2010, 11:06:38 AM
AS.C

AAD BAN IDIIN SALAAMAYAA MAR KALE

Waxaan rabey bal inaan ini weydiiyo suaal, Maalmahan waxaad moodaa in uu aad usoo badanaayo Isticmaalka Bahasha lo yaqaano Shiishada oo Carabtu aad u istmaali jirtay qarniyaal marka cilmi durugsana uma lihi waxey ka kooban tahay sida cover-ka ku qoran tubbaco+midho sida tufaaxa malab wey sheegaan +nicotiin oo qabatin wey leedahay bahashu & xaraarad.

dulucda suaasha waxey tahay saameen caafimaad intee la eg ayay ku yeelan kartaa jidhka baniaadamka.

allaha idiin barakeeyi cilmigiina umada aad ugu faaideysaan

Mahadsanadiin

Mahdi
Title: Halista Caafimaad ee Shiishada (Dangers of Hookah)
Post by: SomaliDoc on November 06, 2014, 05:48:36 PM
(http://somalidoc.com/Topics/shiishad.png)

Dadka badankood khaasatan dhalinyarada shiishadda cabto, waxay aaminsan yihiin in ay ka dhibaato yartahay cabidda sigaarka.
Taasi wax ka jira ma lahan, dhibaatadu waa isku mid, mararka qaarne shiishadda ayaa halis badan khaasatan cudurrada ay kala qaadi karaan dadka isla dhuuqo oo ah halis ay shiishaddu dheertahay sigaarka.

Shiishadu waxay keentaa dhowr halis oo u kala horeeyo sidatan:

Fadlan jooji haddaa shiishad cabtid, haddii aadan cabin oo aad la sheekeysatid qof caba, ka ag fogow markuu shiisahda cabayo maadaama halista isaga soo gaarayso aad si sahlan kula wadaagi kartid, akhriso halista shiishadda iyo sigaarka kaa soo gaari karto adigoo cabin: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5796.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5796.0)

Haddii aad su'aal caafimaad qabtid iigu soo dir qeybta su'aalaha: http://somalidoc.com/smf/index.php?board=31.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?board=31.0)
http://somalidoc.com (http://somalidoc.com)