Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Cabdisalam on April 15, 2019, 04:07:33 PM

Title: Su'aal: Xubinta taranka oo dheerata dareen kadib?
Post by: Cabdisalam on April 15, 2019, 04:07:33 PM
Asc dhamaan inta ku xidhan webkan gaar ahaan dhakhaatiirta ka howl gala webkan alla ha idinka jizaai siiyo sama falka ad dadka ku caawinaysan dr ado mahadsan suaashayda 1aad waa sidan ....?
Dr waxan ahay wiil dhalinyar ah waxan jira 23 sano Waxaan isku arkay wax iga yaabiyey oo ah xubin kayga taranka.  waxan isku arkay wax aanay dadku ila qabin iyo in la ila qabo dr ada iga jaahil bixin inshaalah
guskaygu wu yaryahy marku wax dareena jirin oo wuxu u dhigma 5 sentimitir marku dareen ii galo amaba aan kacsado wu kala baxaya wuxu gaadhaya 13 sentimitir marku dareenku iga dhamaadana wu so urura dr marka walaac bay igu haysa arintan.
Suaashayda 2aad waa sidan dr ...?
Waxan ahay guurdon hada inaan gursadan isku wada hadi rabi idmo marka dr ado mahadsan ii sharax gabadh ma ku filanyahay 13 centimitir amase imisa centimitir ayaa gabadha  ku filan ugu yaraan oo laga raba ninka dr arintan walaac bay igu haysa dr iga jaahil bixi ado mahadsan waa bilaahi towfiiq