Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Qawdhan on March 12, 2012, 07:54:45 PM

Title: Su'aal: Haddii la isticimaalo kondhob datekiisu uu dhacay maxaa dhacaya?
Post by: Qawdhan on March 12, 2012, 07:54:45 PM
dhamman waad salaamantiin bacda salan hadaan isticimaalo kondho expire noqdey maxaa uu keeni karaa?
waa maxay  saliida biyuhu ku badan yihin?
Title: Re: Su'aal: Haddii la isticimaalo kondhob datekiisu uu dhacay maxaa dhacaya?
Post by: SomaliDoc on April 06, 2012, 05:58:55 PM
Isticmaalka condom-ka dhacay wuxuu keeni karaa labo mid:
1- In si sahlan u dillaaci karo
2- In aad allergic ka qaado maadada uu ka samaysan yahay ee Latex.