Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Seid on February 08, 2011, 08:36:08 PM

Title: Su'aalo ku saabsan siigeysiga iyo finanka wajiga?
Post by: Seid on February 08, 2011, 08:36:08 PM
dagtore aad ayaan ku  salamayaa salaan ladib doctor anigaa 15 or 16 year s ayaan bartey qaabkan siigeysiga  markaa waxaan istaa jiayay  23 markaan so gadhy hada mudo 3 bilood ah maan samayn niyada ayaan ka nacaey markaa  daotare dareenkeygu aad ayuu  u kacsanyahey markasta sideen ku da jinkaraa
2. doctor waxaa wa jiga iga soo baxay finaan taas oo aan lahaa mudo abdan ilaa 5 sano kolba wey soo noq noqdaan markaa sideen ku helikaraa waji saafi ah aan laheyn fianan fadalan talo wacan i soo sii iyo dawada ugu fican
mahadsanidiin
Title: Re: Su'aalo ku saabsan siigeysiga iyo finanka wajiga?
Post by: SomaliDoc on February 09, 2011, 01:20:36 PM
Su'aasha hore jawaabteeda halkaan ka akhriso
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2595.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2595.0)
Halkaanne ka akhriso dhibaatooyinka caafimaadeed oo ay leedahay siigeysiga
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2209.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2209.0)

Su'aasha ku aadan finanka ka soo baxay wajiga halkaan ka akhriso
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2102.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2102.0)
Title: Re: Su'aalo ku saabsan siigeysiga?
Post by: Xog-doon on February 22, 2011, 09:37:38 PM
salaamu caleekum digtoore. adigoo mahadsan waxaan u baahanay su'aalahan jawaabahood: siigadu ma leedahay bidaar? Hadii aan iska daayo ma ka soo kabsan karaa dhibaatooyinka ay geentay (sida iloowshaha). Hadii "haa" ay tahay ilaa mudo intee la eg?
MaHaDsAnId
Title: Re: Su'aalo ku saabsan siigeysiga iyo finanka wajiga?
Post by: SomaliDoc on February 24, 2011, 10:54:29 AM
Qoraalkaan ka akhriso dhibaatooyinka siigeysashada ay keento http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2209.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2209.0)