Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: c/jibaar yare on October 13, 2016, 03:49:19 AM
-
Asc dhamaantiin waad baan idin ku mhdcelinyaa ilaahay ka sokow waxa 3 bilood kahor ii dhmaatay daawada tb da fi fiican ayaa uwada qaatey aan kala go a lahayn waxay igu dheheen maalintii iigu dembay say dawada ee shaybadhkiinna la iisheegay inan caafimadqabo o xitaa guursan karo Hadii hal meel ku xanuunto noosoo laabo . iminkana dhabrka ayaa aad ii xanuuna walow aan computer ka in badan isticmaalo oo mar mar waagu iigu beryo marka miyey igu so laabatey mise waa soo jeedka badan habenkii.
-
TB-da haddii aad ka bogsatay sahalkaas kuma soo laabato, waxaa dhici karto in cilald kale oo dhabarka ama infekshanka kaadida ama murqo xanuun ka dhashay fadhiga badan inay tahay, ee fadlan dhaktharkaaga ku laabo si laguu eego.