Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mohamedalhashi on April 25, 2015, 06:46:07 PM

Title: Su'aal: Miisaan yarida iyo caafimadka
Post by: Mohamedalhashi on April 25, 2015, 06:46:07 PM
Asc dhamantiin sln ka bacdi.... Waxa iga dhiman in ku dhow 8 kg oo miisan ah waxaan ahay 52 kg dhererkayguna waa 1.72 mitir markaa caafimaad daro ma keeni kartaa sideen se wieght kayga ukordhin karaa haday caafimad daro keenayso wiegth yaridu....mahadsanid..
Title: Re: Su'aal: Miisaan yarida iyo caafimadka
Post by: SomaliDoc on May 02, 2015, 11:07:47 AM
8 kiilo oo kaa dhiman ma keenayso caafimaad darro, haddii aad cunno isku dheelli tiran cunto, jimicsi aad samayso, balwadne aadan lahayn, hurdo kugu filan aad seexato.

Waa intaas inta aad ku dadaalayso si aad caafimaadkaaga u ilaaliso.