Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ahmed_Carab on June 13, 2018, 03:14:47 PM

Title: Su'aal: Qofka ma ku badan karaa Chromosome-ka?
Post by: Ahmed_Carab on June 13, 2018, 03:14:47 PM
Asc .. salaan ka dib ... su'aasheyda waxaa weeye: ma dhici kartaa qofka inuu ku bato mise ku badan yahay chromosome-ka ... haduuse jiro qof nuucaasi ah muxuu dadka kale kaga duwanaan karaa; yacnii astaamo gooni u ah oon lala wadaagin?
Title: Re: Su'aal: Qofka ma ku badan karaa Chromosome-ka?
Post by: SomaliDoc on January 03, 2019, 11:37:48 PM
Chromosome ma ahan wax jirka ku bato sida hormoonada oo kale, si aad fikrad uga qaadatid akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,848.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,848.0.html)