Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Maxamediiriye86 on May 25, 2019, 09:53:50 PM
-
Asc dr waxaan suaal iga ah in galamada is xigxigta ee qofka raga ah sameeyo in ay isbedal ku yimaado xaga tayada iyo tirada shahwada ama biyah raga tusaale haddii ninku uusan sameyn wax galmo ah In mudo ah mahsanid somdoc sida aad nooga haqabtirtiid baahid caafimad ee aad noo soo gudbisida jzka laah