Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Aadaar on March 02, 2010, 02:48:55 PM

Title: Su'aal : Gacanta bidix kala gooys calaacasha iyo gacanta ayaa i xanuunta?
Post by: Aadaar on March 02, 2010, 02:48:55 PM
walaalayaal waxaan in ka doonayaaaaaaa inaad jawaab iga siisaan
waxaan isku arkay gacanta bidix kala gooys calaacasha iyo gacanta ayaa i xanuunta daawo walba waan isticmaalay maxaa keeni karo xanuunkaas?
waaaaaaaaaaaaad mahadsantihiin bahda webka somalidoc
Title: Re: Su'aal : Gacanta bidix kala gooys calaacasha iyo gacanta ayaa i xanuunta?
Post by: SomaliDoc on March 21, 2010, 07:45:56 PM
Muddo intee la eg ayay ku xanuunaysay?
Wax jug ah oo kaa gaaray miyaa jira, waana goormee?
Gacmaha shaqo badan miyaa ku qabataa sida typing-ka ama dhar dhaqidda oo kale?
Daawooyinka aad qaadatay maxay yihiin?
Da'daaduna waa meeqa?
Title: Re: Su'aal : Gacanta bidix kala gooys calaacasha iyo gacanta ayaa i xanuunta?
Post by: Aadaar on March 22, 2010, 01:38:45 PM
-walaalo hal sano iyo bar  ka badan ayay ixanuunaysay
-maya walaalo wax jug ah oo igu dhacay ma jiraan
-haa shaqada xaafada maa hane wax kale ma ku qabto
-daawooyinka aan qaatay hada kor kama hayo laakiin waxay u badan yihiin boomaatooyin
     -da daydu waaaaaaaaaaaa 21 sano
         - mahadsanidiin bahda webka somalidoc.com
Title: Re: Su'aal : Gacanta bidix kala gooys calaacasha iyo gacanta ayaa i xanuunta?
Post by: SomaliDoc on April 02, 2010, 08:49:17 PM
Gacantaada waxay u baahantahay baaritaan raajo si loo ogaado waxa aad ka cabanayso.
La xiriir takhtarkaaga.
Title: Re: Su'aal : Gacanta bidix kala gooys calaacasha iyo gacanta ayaa i xanuunta?
Post by: Abdirizak Hazzan on January 20, 2018, 03:01:49 PM
asc waan idin salaamay
bacda salaaab waxaa idinka codsanayaa