Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Canabcumar on February 22, 2016, 01:48:19 PM

Title: Su'aal: Kiniiniga Big power ka wadnaha wax ma yeeli karaa??
Post by: Canabcumar on February 22, 2016, 01:48:19 PM
Asc su aashaydu waxay tahay kiniiniga pig power ka wadnaha wax ma yeeli karaa madama uu jirka bararinayo mahadsanidin ...
Title: Re: Su'aal: Kiniiniga Big power ka wadnaha wax ma yeeli karaa??
Post by: SomaliDoc on February 28, 2016, 05:07:20 PM
Haddii uu ka mid yahay daawooyinka Gym-ka loo qaato, ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3797.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3797.0.html)
Hadduu ka duwan yahay, fadlan magaciisa saxda ah iyo shirkadda samayso intaba noo soo qor.