Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Cudurrada Guud => Topic started by: Daani on June 07, 2017, 01:39:32 AM

Title: Su'aal: Waxaan qabaa cudurka a (Varicocele)?
Post by: Daani on June 07, 2017, 01:39:32 AM
Asc

aad baan idiin salaamay dhakhaatiirta

wiil aanu sxb nahay baa qaba cudurka Varicocele  aad buuna u saameeyay

xiniinyaha mida bidix aad buu uga wax yeelay oo waa yartahay

xaga galmada waa diciif oo dhiigii baa markiiba noqonaya xididada oo balqay awgeed

dhakhtarka baana usheegay ka dib markii uusaaray kambayuutar

hadana dhaqaatiir tii waxay tiri  qaliin lagugu samayn maayo


maxaad kula talin lahayd
Title: Re: Su'aal: Waxaan qabaa cudurka a (Varicocele)?
Post by: SomaliDoc on November 29, 2018, 04:55:45 PM
Faahfaahinta xanuunkaan ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3852.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3852.0)
Xaalad kasta oo xanuunkaan lama qalo, kuwa gooni ah ayaa la qalaa.