Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdi21 on February 25, 2016, 04:18:33 AM

Title: Su'aal: Maxaa connection ah oo ka dhaxeeyn kara gastric and nerve?
Post by: Abdi21 on February 25, 2016, 04:18:33 AM
waxaan jecelahay inaan ogaado connectionka ka dhaxeeyn kara gastric iyo nerve sestemka iyo gastric iyo prain waxaa moodaa marka uu gastric aad iigu kacsan yahay inaan dareemo dhafooro xanuun iyo waxyaabo badan oo aan dareemi jiray mar hada ka hor nerve war wareer ah  la iga daaweeyay marka gastric nerve ama prain wax xiriir ah mala leeyahay
Title: Re: Su'aal: Maxaa connection ah oo ka dhaxeeyn kara gastric and nerve?
Post by: SomaliDoc on March 02, 2016, 01:58:11 PM
Waxa ka dhaxeeyo astaamaha aad dareemaysid iyo gaastrikada, ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6391.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6391.0.html)