Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Raaliyo on June 10, 2009, 10:01:10 PM

Title: Su'aal: Maxaa keena jir xanuun waqtiga roobka?
Post by: Raaliyo on June 10, 2009, 10:01:10 PM
salamu calaykum dhamaan.

waxaan idinku salaamay dhamaantiin inta soo gasha netkaan salaanta islaamka salamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaat.

bacda salaan walaalyashay usoo tafa xaytay inay ka caawiyaan walalaha kale ee jirooyinka qaba inay ka siiyaan talo iyo wanaag waxaan idiin soo gudbinayaa dhamntiin hanbalyo iyo bogaadin.

hadaba walaalayaal waxaan qabaa su'aal ah maxaa keena in hadii roob da'o roob ama qaboow noqoto ama dhado noqoto jawiga waxaa i karaa jirka oo dhan waxaan dareemaa xanuun iyo in meel walba i jajaban tahay markaa hadii aad iga siin klahydeen wax talo isoo sheega please idinkoo mahadsan mar labaad. :-\ :-\ :'( ???
Title: Re: Su'aal: Maxaa keena jir xanuun waqtiga roobka?
Post by: SomaliDoc on November 01, 2011, 10:33:42 PM
Xanuunka ugu badan oo leh calaamadaha aad tilmaamaysid waxaa la yiraahdaa "Fibromyalgia", halkaan ayaadna ka akhrisan kartaa warbixintiisa: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2543.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2543.0.html)