Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Wacyi Galinta => Topic started by: SomaliDoc on September 19, 2016, 11:50:35 AM

Title: KA FOGOW CAADOOYINKAAN SI AAD CAAFIMAAD U HESHO
Post by: SomaliDoc on September 19, 2016, 11:50:35 AM
(http://somalidoc.com/Topics/dhaqameed.png)

Bismillah,

Waxaan qoraalkaan kaga hadli doonaa caado dhaqameedyo halis ku ah caafimaadka oo ay muhiim tahay in bulshadu ay wax ka ogaato, la iskana wacyi galiyo.


Waxaa jira caado dhaqameedyo intaas ka badan oo aan horay uga hadalnay, laakiin kuwaan aan kor ku soo xusnay ayaa aad ugu badan bulshada, fadlan sifiican u akhriso qoraalalda ku saabsan mid waliba, bulshadane ka wacyi galin, haddii aad faahfaahin u baahan tahay, nagu soo weydii qeybta su'aalaha: http://somalidoc.com/smf/index.php?board=31.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?board=31.0)

AKHRISO TOOBINTA IYO FAA'IDOOYINKEEDA: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6038.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6038.0)
http://somalidoc.com (http://somalidoc.com)