Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Dheeman44 on October 12, 2015, 09:09:07 PM

Title: Su'aal: Waxaan leeyahay cago olol saa'id ah?
Post by: Dheeman44 on October 12, 2015, 09:09:07 PM
Asc  waxan aad u salaamayaa bahda bayjkan  doc waxan leehay cago olol saa'id ah micnaha cagaa i olola waxan dareemaa xanuuun badan ma taagnaankaro in ka badan 20 daqiiqo waxan dareemaaa daal kadiba cago olol  waxana xanuunkan qabaa mudo ah 2sanno doc maxaa sababay cago ololkaa  maxaase isku daawayn Kara thanks.
Title: Re: Su'aal: Waxaan leeyahay cago olol saa'id ah?
Post by: SomaliDoc on October 16, 2015, 12:39:27 PM
Akhriso qoraal faahfaahsan oo ku saabsan caga olol-ka iyo waxyaabaha u roon: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5716.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5716.0.html)
Haddii aad faahfaahin u baahan tahay na soo waydii.